Qeexid
Wax taaloog leh ahaansho (qof).
[-gnaa, -gnayd]
f.mg4Wax taaloog leh ahaansho (qof).
Fal / verb
m.l
Qeexid: Hab timaha ragga loo xiiro oo diillin ballaaran oo qurxoon laga muujiyo jeegada hoose ilaa labada dhegood dushooda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Diillin ballaaran oo qurxoon, jeegada hoose ilaa labada dhegood dushooda ka muujin iyadoo timaha la xiirayo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -oday, -otay
Qeexid: Taaloog samaysasho (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg taaloogo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg taaloogan. ld taa loognaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg taaloog2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-gmay, -gantay; -gmi) Waxla aloogay noqosho (rabsho, dagaal iwm).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -gnaa, -gnayd
Qeexid: Wax laaloogay ahaansho (rabsho, dagaal iwm).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid Xigta: Nafley caato noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -gnaa, -gnayd
Qeexid: Xarig iwm wax la soohay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -gnaa, -gnayd
Qeexid: Wax la togay ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax ama qof aan socon ahansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld taaloognaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (-aamay, -aantay; -aami) Ku t.: wax la jecelyahay ku fekerid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Halkudhegyo qeexaya ujeeddo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -gnaa, -gnayd
Qeexid: Dab wax la oogay ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax si wanaagsan loo fuliyey ahaansho (salaad).
Qeexid Kale: Dacwo, rabsho iwm wax la oogay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -gnaa, -gnayd
Qeexid: Wax la togay ahaansho.
Qeexid Xigta: (xis.) Wax eber ka badan ahansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-gmay, -gantay; -gmi) Wax la togay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Dab wax la oogay noqosho.
Qeexid Xigta: Dacwo, rabsho iwm wax la oogay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -gnaa, -gnayd
Qeexid: Wax noogay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -gnaa, -gnayd
Qeexid: Wax soo taagan oo aan meel laga maro lahayn ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]