Qeexid

Hab timaha ragga loo xiiro oo diillin ballaaran oo qurxoon laga muujiyo jeegada hoose ilaa labada dhegood dushooda.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga taaloog oo kali ah:
  • Madaxyuubka oo la filayo inuu uga sii gudbo degmooyinka Allaybaday, Faraweyne, Farayar, Balligubadle, Salaxley, Laanta Taalooga leh iyo Qoolcaddey.
  • Dhammaan daabiyadaha dalka, ayaa ka masoobay quraacda foodka, tuulada laanta taalooga leh oo aan aartiiga kula xidhiidhay, ayaan oday joogay weydiiyay siday u galeen saduuqoodii, waxaanu ii sheegay in ay dibiriyeen oo uu cifanaayo.