Qeexid

"Dhis ama wax korka la iska saarsaaray oo kor loo dheereeyey."

Qeexid Xigta

Dhis lagu muuneeyo oo lagu xusuusto wax dhacay oo taariikh leh, ama qof, wax weyn oo waxtar ah, oo aan la illawi karin, dadkiisa ama dalkiisa u sameeyey.

Tusaalooyinka Isticmaalka

Tusaale

“T. xusuuseed”.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga taallo oo kali ah:
  • Dadkii ka badbaaday shilka ayaa la dhigay isbitaallo ku yaalla gobolka Shabwa, waxaana la sheegay in loo gudbin doono xeryaha qoxootiga ee Al-Qaraz iyo Bin Cali, halkaasoo ay ku jiraan qoxooti Soomaalida ah ee dalkaas ku galay tahriib dhinaca badda ah.
  • Kobtay taallo xuduntaadu oon ‘ lagugu koolkoolin Oon Timacaddoo kale abwaan ‘ Barkhadcas kuu joogin Kontonguuradaadii miyaa ‘ kaabiga i saartay?