Qeexid

"ld taakulid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga taakulo oo kali ah:
  • Isbitaalka magaalada Jowhar ayaa waxaa horay gacanta ugu heysay hey'adda INTER SOS, iyadoo mudooyinkii u danbeeyay isbitaalka uu taakulo ka heli jiray Ganacsato iyo dadka deegaanka Gobolka Sh/Dhexe.
  • "Dalalka Kenya iyo Ethiopia oo aan xuduud ahaan u talaabi karno kama helno wax taakulo ah, waxaan ka helnaa dadkeena oo u heelan in goboladaas ay ka xoreyno cadowga" ayuu yiri Sh.