Qeexid

ld taakul.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga taakulee oo kali ah:
  • Bulsho weynta sportiga gaar ahaan iyo dhamaan intii nasiib u yeelatay in aay la kulanto marxuumka waxeeyna iloobi doonin furfurnaantiisi, niyad wanaagiisi iyo siduu ugu taagnaa taakuleeynta iyo u gargaarka qof walba oo gacan u baahan.
  • Axmed ayaa khudbad uu kaga hadlay arimaha Somalia ka jeediyay shirka Midowga Afrika ee ka socda Addis Ababa iyadoo ka dalbaday dalalka Qaarada inay dowladiisa taakuleeyaan.