Qeexid

"Cid kaalmo siin. ld taakulee."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga taakul oo kali ah:
  • Heshiiskii taakulaynta gobolada bari ee 2008 oo isna ka fashilmay dhinaca xukuumada.
  • Waad ku mahadsan tahay tixgelintaada iyo taakuleyntaada.