Qeexid

"Cabbiraadda suulka gacanta iyo fardhexaadda oo fidsan u dhexeysa."

Qeexid Xigta

Wax, wax kale lagu hakiyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga taako oo kali ah:
  • Kacdoonkaan oo ay ku geeriyoodeen 52 qof oo Taliyaani ah, 15 qofood oo ahayd Soomaalidii markaas la jirtay Talyaaniga (Pro-Taliyaani) iyo Xaawo Cismaan oo ku magacdheereed Xaawo Taako.
  • Maahmaah Soomaaliyeed ayaa ah, "Rag tashaday cir tararay wey toli karaan taako labadeede", oo macnuhu yahay mar haddii talo la helo wax aan la soo koobi karin ayuu aadmigu qaban karaa.