Qeexid

"(-rro, m.dh) T. ah: qof maal ama hanti badan leh."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Khabar naxwe,

Khabar / predicate

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga taajir oo kali ah:
  • Magalada Mabuto waxa la'aasaasay sanadkii 1876, waxana loogumagacdaray markii hore nin la odhanjiray,Lourenço Marques waxa uu ahaa taajir butuqiisa waana ninkuu helay magaalda mabuto 1544.waxa ay leedahay magaaladu khad tareen oo kuxidha koonfur afrika.
  • Inta ka dhageyso codka Axmed Taajir Xuquuqda wareysiga waxaa iska leh warbaahinta Xogta Waa qofkii shanaad ee ka tirsan warbaahinta Muqdishu oo sanadkan lagu dilo Xamar, kuwaas oo kala ah 3 weriye & 2 agaasime.