Qeexid

"Cod tabar yar oo aan kala soocnayn oo qofka buka ka soo baxa."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga taah oo kali ah:
  • Maalmo ka-dibna, Malakul-Mowd ayaa soo xaadiray, ka-dibna, sidii uu u taahayay ayuu geeriyooday Ninkii.
  • Waxaan qabaa guusha ay soo hoyiyeen Burcad badeedu waa mid taariikhda Caalamku xusi doonto, waa talaabo in si taxader leh loo miisaamo istaahisha, waa rag in la soo dhaweeyo mudan, waa rag in wixii ay ku khaldan yihiin laga saxo mudan.