Qeexid

"eeg taagan. ld taag-naansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga taagnaan oo kali ah:
  • Sidaa darteed, mar aan Axmed Jaamac wax ka weydiyay, bal in ururkoodu ku biirayo urur kale iyo inuu gaar ahaantiisa u taagnaanayo, wuxuuna sheegay in ay wax waliba suuro-gal yihiin.
  • Behuko oo intaas ku daray in howshooda Soomaaliya ay tahay nabad ilaalin ayna ku taagnaan doonaan.