Qeexid

"ld taageerid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga taageero oo kali ah:
  • Dalka Qadar ayaa ka mid ah dalalka taageera dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya iyo deegaanada kale ee Soomaaliya sida Maamulada Puntland iyo Somaliland oo ay u fidiyaan taageero dhaqaale.
  • Madaxweynaha dalka Zambia Levy Mwanawasa ayay qasab ku noqotay inuu taageero tallaabooyinka maxkamadda lagu hoggaaminayo.