Qeexid

"Qof wax tarid ama kaalmayn. ld teegaar."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga taageer oo kali ah:
  • "Shirkan ujeeddada loo qabanayo waa sidii uu ururka Midowga Afrika u taageeri lahaa shirkii dib u heshiisiinta ee Jabuuti lagu qabtay," ayaa warsaxaafadeedka lagu yiri, iyadoo la sheegay in shirka uu furi doono madaxweynaha dalka Gaana John Atta Mills.
  • Xoogaga ka dagaalama Koonfurta Somalia ee Xisbul Islam iyo Al-shabaab ayaa u diiday hay'adaha gargaarka inay taageeraan dadka barakaca ah ee ku nool goobaha ay ka taliyaan, taasoo ay hay'addu ku sheegtay inay kordhisay khatarta jirta.