Qeexid

"Wax la togay ahaansho."

Qeexid Xigta

Wax ama qof aan socon ahansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga taagan oo kali ah:
  • Awes waxa uu sheegay in loo baahan yahay "dad dariiqa toosan ku taagan, oo hadhow loo soo aayo, oo loo soo noqdo."
  • W.C). Bulshadu waa inay leedahay niyad iyo fakir mideysan si aanan dhalinyarta loo kala qubqubin oo midba wax gaar ah loogu shubin sida maanta ka taagan wadankeena.