Qeexid

"Cudur sababa adkaanta addimaha."

Qeexid Xigta

ld taago. Meel dhulkeedu sarreeyo; buur; kood.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga taag oo kali ah:
  • Qararka qabyada ah, ayaa wuxuu walwal culus ka muujiyay xaaladda bini'adaminimada Somaliya, oo uu ku tilmaamay mid sii xumaanaysa, waxaana uu qaraarku xusay in ay u taagan tahay halis ku aadan nabadda caalanka iyo ammaanka gobolka.
  • “Waxaa gobolka ka jira taageerayaal badan oo Xukuumadda raacsan iyo kuwo kale oo Mucaaridka ah, laakiin waxaan odhan karaa boqolkiiba 90%, waa dhinaca Xukuumadda,” ayuu yidhi Badhasaabku.