Qeexid

"(kuwaaga, w) Magacuyaal lahaansho oo tilmaamaya wax adigu (qof-ka labaad ee kelida ah ee lahadlaha ah) aad leedahay. Tus. “Taada ayaa qurux badan”."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magacuyaal naxwe,

magacuyaal / pronoun

laahansho naxwe,

laahansho / possessive

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga taada oo kali ah:
  • Badbaadi Naftaada Wariye, Bulshadana u Adeeg Maxaa loo ugaarsanayaa Suxufiyiinta ku dhiiraday inay ka shaqeeyaan goobaha mashaqadu ay ka jirto sida Soomaaliya?
  • Soomaaliduna waxay ku maahmaahdaa “Intaanad falin ka fiirso”, haddaba cabashooyinka hortaada yaal ee ah xisbiyadda muranka foosha xun lihi ka joogo si fudud ha u xukumin.