Qeexid

"Qof kale raacay ahaansho (qof, wax)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga taabacsan oo kali ah:
  • Maleeshiyada taabacsan Maxkamadaha ayaa dagaal xoogan oo ay la galeen maleeshiyo beeleedyo gacanta ku hayay Degmadaas ayaa la shegay in ay ka itaal roonaadeen.
  • Saraakiil ku shirtey gobolka Bakool Saraakiil ka kala socda Somalia iyo Ethiopia ayaa shir ay albaabadu u xiran yihiin xalay ku yeeshay Tuulada Yeed ee Gobolka Bakool, halkaasoo ay saldhigyo ku leeyihiin ciidamo taabacsan Dowlada federaalka Somalia.