Qeexid

"Xargo isweydaarsan oo gadawga wadaanta iyo dhiilaha loo yeelo si markay buuxaan loogu qaado."

Qeexid Kale

Ubaxa ka soo baxa geedka digirta inta uusan miro yeelan. 4. ld taabid.

Qeexid Xigta

Agagaarka guriga.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga taab oo kali ah:
  • Cumar Iimaan oo hadal ugu jeedinayay dhismihii warshadii Baastada ee Muqdisho ciidamo isaga taabacsan, ayuu ku booriyay inay dagaalada xoojiyaan, isagoo u sheegay inay yihiin mujaahidiin xoreynta dalkooda u dagaalamaya.
  • Haddaan waxyar idiinka taabto, waddanku wuxuu marayaa xaalad adag.