Qeexid
ld suyuc1.
ld suyuc1.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: Gumuca xabbadda.
Qeexid Xigta: Sukulid da subuul meseggo ul iwm lagu garaaco si iniinaha looga daadiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Ur aan fiicnayn oo ka dhasha wax la huuriyey. ld suyac.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: Wax la huuriyey ur xun yeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Hab dad wada jiraa quraanka u akhriyaan, iyadoo midba mar aayad qaadanaayo.
Qeexid Xigta: Quraanka oo todoba meelood loo qaybiyey meeshiis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -mcay, -macday
Qeexid: Sabuul meseggo ul ku garaacid si iniiunuhu uga daataan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.kh
Qeexid: ld suusuc1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: Ul yar nafley ku tumid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-cyo, m.dh) Dugaagga xoolaha cuna.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: ld suusuc2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]