Qeexid

"Bisha soonqaad cuntada dadka soomaa cunaan marka waagu soo dhow yahay; hiraab."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga suxuur oo kali ah:
  • Rasuulka (scw) wuxuu yiri "Dadka kheyr kama suulaan inta ay dedejinayaan afurka, ayna dib u dhigayaan Suxuurta".
  • Sidaa daraadeed waa in lagu dedaalaa suxuurta, waxaana fadli badan in dib loo dhigo oo lagu dhaweeyo eedaanka salaada subax.