Qeexid

(-llo, m.dh) Gacanta, meesha cududda iyo dhudhunku iska galaan docda dibadda xigta oo dhuuban marka gacantu laabantahay. ld xusul.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga suxul oo kali ah:
  • Haddi aan Ilaahay kuu gargarilahayn oo dhanna ganacsi-baad suxulada ka leeftaa sida iiga kaa muuqata dhan NGO baa tuubo idiin ku jirta, carrurtiniina waydinkaas jamicadaha u kala diray.
  • Heshiisayada shidaalka ayaa noqdey kuwa khilaaf salka ku haya iyada oo dadka u dhuun daloola arrimaha Somalia ay qaban in suxul duub ba'an oo la xiriira shidalka u dhexeyo Cabdulahi Yusuf iyo Geedi.