Qeexid

"(-sas, -m.l) Weel qiyaasi ku taal oo badarka iyo wixii la mid ah lagu beego, lagu cabbiro."

Qeexid Xigta

Bahal yar oo badarka gala oo cuna.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga suus oo kali ah:
  • "Waxaan ku xusuustaa Abwaanka gabayo badan oo uu ka tiriyay qaadka iyo guurka, waxaaana ahayn rafiiq aad isugu dhow" ayuu yiri Abwaan Guure oo ka mid ah abwaanadii ay mudada dheer is-yiqiineen Marxuum Bacadle.
  • .Culimada Usuusha oo yiraahda hadday iska horyimaadaan Axaaddiista midna oggolaanaya midna diidaya, waxaa la qaadanayaa midka diidaya oo waa laga tagayaa midka oggolaanaya.