Qeexid

"suurow1 m. Awood. ld suurtow1."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga suurow oo kali ah:
  • Si kastaba ha ahaatee, hadii aysan jirin wax lagu badasho Al-shabaab, ma suurowbeyso in ciidamo ka goostaan, ayuu yiri khabiirkaan isaga oo sii wata hadalkiisa.
  • Isku dayo ay doonayeen in ay ku joojiyaan duqeyntaas Ilaalada Dekeda ayaa suurowbi weysay, kadib markii ay la arkay awooda Kooxaha maleeshiyada oo isku uruursaday duleedka Magaalada.