Qeexid

Wax dhici kara ka dhigid (hawl iwm). ld suurtaggeli.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga suuraggeli oo kali ah:
  • Wuxuu, malaha, garan waayey, madax iyo aragtiba, iyada oo wax waliba ay sidoodii hore yihiin sida ay laba-kaclayni u suuraggeli karayso!
  • Wuxuu, malaha, garan waayey, madax iyo aragtiba, iyada oo wax waliba ay sidoodii hore yihiin sida ay laba-kaclayni u suuraggeli karayso!