Qeexid

"Muuqaal ama qaab qof leeyahay."

Qeexid Xigta

(-do, m.l) 114 qaybood oo quraanku u qaybsamo mid ka mid ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga suurad oo kali ah:
  • Illaah kor ahaayee wuxuu yiri " Qofkii idinka mid ahi oo xanuunsan, ama safar ku jira waxaa korkiisa ah inuu soomo maalmo soonkood" Suuradda Al-baqara.
  • Waxaa Abuu Cubeyda isaga sababtiis iyo arrinka aabihiis dartii ku soo degtay aayad qur’aan ah, waa aayadda ugu danbeysa ee ku jirta suuradda Al-Mujaaddala.