Qeexid

"Waxyaabo dahab, qalin iwm ka samaysan oo dumarku isku qurxiyaan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga suuqad oo kali ah:
  • Waxey filanayaan iney helaan macluumaad ku saabsan suuqada shaqada iyo deegaanka dhow.
  • NAV wuxuu khibrad balaadhan u leeyahey suuqada shaqada ee Norwey.