Qeexid
Nooc libaaxbadeedka ka mid ah oo aad u weyn. ld soomiir.
Nooc libaaxbadeedka ka mid ah oo aad u weyn. ld soomiir.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.f.dh
Qeexid: eeg suun3.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) Taliye; madax qoon;suldaan. ld amiir2 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld suummiir.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]