Qeexid

"(-iyo, m.dh) Dhisme yar oo ay gudihiisa ku yaaliin godad lagu saxaroodo laguna kaadsho; musqul."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga suuli oo kali ah:
  • Masuuliyiinta Ee Wuxuu Ku Egyahay Darbiyada Waxaan maanta wax ka taabanayaa waxyaabo fara badan oo la yaab leh oo ka dhex muuqda D/Hoose ee Boorama dhexdeeda.
  • Hadiise ay sheekadu noqoto markaan kursigaygii waayey baan afka furanayaa taasi waxaa ladhihi karaa ama loo qaadan karaa hadal soo daahay oo waqtigii loo baahnaa aan ka soo bixin qof masuuliyad sheeganaya.