Qeexid

"Qofka suugaanta yaqaan ama baara."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga suugaanyahan oo kali ah:
  • Waa waddaninimada, suugaanyahannimada ay dhammaantood buuniga ku ahaayeen, iyo dadnimada uu saddexdooda ugu tegay.
  • Gabaygu wuxuu ku halqabsanayaa Maxamed Cali Cibaar oo ka mid ah suugaanyahannada in badan wax ka qoray, kana maansooday, marxaladdan qallafsan ee la soo gudboonaatay ummaddii Soomaaliyeed.