Qeexid

"Dad suugaanta aqoon u leh."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga suugaanley oo kali ah:
  • Eeddu ma wada saari karo bey tiri dadka cusub ee waxaa dhaliisha la qeybsanaya suugaanleydi hore oo weli nool oo aan haddana tababarro u furin kuwa soo koraya.
  • Muna Diyaano ayaa kamid ah Suugaanleyda caanka ka ah Bulshada Soomaaliyeed.