Qeexid

"Qof aan aqoon u lahayn diinta aadna u jecel."

Qeexid Xigta

Qof fudfudud oo waxyaabaha uu samaynayo aan ka fiirsan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga suufi oo kali ah:
  • Ugu danbayn haddii ay qabriga salixintii hore ee saxaabada helaan ama anbiyada ilaahey oo uu ku jira nabi maxammed scw ma sidan bay u gali lahaayeen mase kuwan waxay ku eedaynayaan inaysan ku mad-hab ahayn oo suufiyo yihiin iwm.
  • Falagyaqanada dunida Carabta ee magaca leh waxaa ka mid ah Yaquub Ibn Tariq, al-Kwarismi, al-Battaani, al-Farqani, al-Suufi, al-Biruni, al-Tusi iyo Cumar Khayyam.