Qeexid

"Wax wanaagsan ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga suubban oo kali ah:
  • Suubban inta ay qososhay ayay tiri, "Eeddo waan iska kaftamayaa ee raalli noqo".
  • Sidoo kale layskuma raacsano ma wuxuu ahaa nebi mise nin suubban? hase ahaatee culumada badankood waxay leeyihiin wuxuu ahaa nin suubban.