Qeexid

Jilib dhigidda wax layska daafacayo loo jilib dhigo.

Qeexid Xigta

(-iyo, m.l) Gaashaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga suti oo kali ah:
  • Isdifaac iyo sutida u qabo ayuu intii hore ku jiray, ugu dambaynse wuu soo liicay.
  • Isdifaac iyo sutida u qabo ayuu intii hore ku jiray, ugu dambaynse wuu soo liicay.