Qeexid
susun aritmatig m.l (-sumo ..., m.l) (xis.) Sunsun faraqa u dhexeya tibix kasta iyo tan ka horreysa uu yahay madoorsoome. Faraqa madoorsoomaha ah waxaa lagu magacaabaa faraqa ay wadagaan. Jidka lagu helo tibixda n-aad ee sunsun aritmatig waa: an = a1 + (n l)d, taas oo a1 ay tahay tibixda kowaad ee sunsunta, d-na tahay faraqa.