Qeexid
Xarig suryo u yeelid.
[-yeeyay, -yaysay]
suryeeeeyay
suryeeaysay
f.g2Xarig suryo u yeelid.
Fal / verb
m.dh
Qeexid: Wadiiqo yar oo ciriiri ah.
Qeexid Xigta: Qaab loo qoolo xargaha oo leh siriq isku roorta oo xoolaha toojada ah lagu qabto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -meeyay, -maysay
Qeexid: Daro gelin.
Qeexid Xigta: Cid guureysa dhul hawd ah waddo uga samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-rar, m.l) Luqun; qoor.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax siddo leh meel ka soo laalaadin.
Qeexid Xigta: Isa s.: laba shay siddooyinkooda is dhexgelin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Malabka dhurduhu sameeyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg suryee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -yeeyay, -yeysay
Qeexid: ld soor3.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -yeeyay, -yaysay
Qeexid: Wax tuuryo isdaba joog ah la dhicid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -yeeyay, -yaysay
Qeexid: Cid sixir ka daaweyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Wax meel ka soo laalaadsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Xarig, wax suryo loo yeelay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -yeeyay, -yaysay
Qeexid: ld tumbur.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -yeeyay, -yeysay
Qeexid: Hal si xun loo maray nasaaha ka bararid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Nooc cayaaraha ka mid ah oo jiib iyo jaan leh oo dumarku cayaaraan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Lo' dhaadheer, aan caal lahayn, oo caano badan leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld surin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax meel laga lulay ahaansho.
Qeexid Xigta: Isa s.: laba shay wax siddooyinkooda lays dhexgeliyey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh Geed faalala oo xooluhu daaqaan waxna lagu daaweeyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -keeyay, -keysay
Qeexid: Kali ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg sur3.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]