Qeexid
Xarig, wax suryo loo yeelay ahaansho.
[-snaa, -snayd]
f.mg4Xarig, wax suryo loo yeelay ahaansho.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg suryaysan. ld suryaysnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg suryee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax la sumeeyey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax la satiyeeyey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: ld suulgoranyaysan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld suryaysnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax si suulgoranyo ah u xiran ahaansho. ld suulgorayaysan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Wax nadiif ah noqosho.
Qeexid Xigta: Wax kala miirmay noqosho. ld safaysan1.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-smay, -santay; -smi) Wax la sameeyey noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Ku s.: wax, wax kale ku tiirsan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: ld sifaysan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax la sameeyey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-smay, -santay; -smi) ld sifaysan1.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid Xigta: Wax la sharxay ahaansho. ld safaysan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: samaysan oo korka gano wax xagta ku leh oo birta iwm lagu simo ama lagu afeeyo.
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax siddo loo yeelay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax la soofeeyey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax meel laga lulay ahaansho.
Qeexid Xigta: Isa s.: laba shay wax siddooyinkooda lays dhexgeliyey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Wadiiqo yar oo ciriiri ah.
Qeexid Xigta: Qaab loo qoolo xargaha oo leh siriq isku roorta oo xoolaha toojada ah lagu qabto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Cunto wax suugo loo yeelay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]