Qeexid
Naxdin weyn oo lala argag-gaxo; qarraacan.
Naxdin weyn oo lala argag-gaxo; qarraacan.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: Rafaad; dhibaato.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Rafaad la kulmid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Alaabta guriga inta duubmi karta sida dermooyinka, rarada, kebdaha iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh Geed faalala oo xooluhu daaqaan waxna lagu daaweeyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Xarig dheer, saan ka samaysan oo wax lagu raro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.kh
Qeexid: (-dyo, m.dh) G. ah: nafley socodka ku gaabisa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]