Qeexid

"Harraad aad u badan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga surmi oo kali ah:
  • Waa loo solmoo waa loo surmiyay.
  • Haddaba Inkasta oo beryahanba biyuhu suqu-qul ahaayeen, haddana waxay surmigu samada gaadhay markii Madaxkuusku tegay, taas oo dadka qaar sheegeen in haddii odaygu joogo ceelka sidan looga haraadeen.