Qeexid

"Wax summad loo yeelay ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga suntan oo kali ah:
  • Hase yeeshee arrintani ma aha mid ku salaysan Qabiil ama Beel gaar ahi u suntan tahay, laakiin waa arrin khusaysa shakhsiyad gaar ah oo masuuliyad ku lahaa cadaalad-darradii weynayd ee dhacday.
  • Sokeeyaha iyo shisheeyuhuna wey kala suntanaayeen oo sinnaba iskuguma khaldami jirin.