Qeexid

"Salaad aan faral ahayn oo ajar kororsi awgeed loo tukado."

Qeexid Kale

Koofiyad culimada islaamku qaataan. ld sunne.

Qeexid Xigta

Wax kasta oo Nabigii samayn jirey oo ay tahay in looga daydo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sunno oo kali ah:
  • - Waxaana Sunno ah Faatixada ka dib in la akhriyo akhrin kale labada rakco ee u dambeeya sidoo kale mararka qaarkood.
  • Salaada Duhur waxaa ka horeeyo 4 rakco oo sunno ah waxaana ka danbeyso 2 rakco oo sunna ah.