Qeexid
Wax sunno ah samayn.
Qeexid Xigta
Cunto ama cabbid in yar ka dhadhamin.
[-neeyay, -naysay]
sunneeeeyay
sunneeaysay
f.g2Wax sunno ah samayn.
Cunto ama cabbid in yar ka dhadhamin.
Fal / verb
m.l
Qeexid: ld sunno.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-iin, m.dh) Qof sunnadii Nabi Maxamed (n.k.h.a.) ku dhaqma.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Salaad aan faral ahayn oo ajar kororsi awgeed loo tukado.
Qeexid Xigta: Wax kasta oo Nabigii samayn jirey oo ay tahay in looga daydo.
Qeexid Kale: Koofiyad culimada islaamku qaataan. ld sunne.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -neeyay, -neysay
Qeexid: Cid gunno siin.
Qeexid Xigta: Caano sanka u saarid sac aan godlanayn oo la doonayo in la liso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Maaddo haddii ay jirka nafleyda gasho ama oogada gaarto loo dhinto ama lala bukoon karo; waabaayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg sunnee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Tax tiro ah oo midba kan ka horreeya ka badantahay ama ka yartahay tirooyin isla eg.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -umay, -untay
Qeexid: ld sunsun.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -taday, -tatay
Qeexid: Wax summad u yeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -meeyay, -maysay
Qeexid: Nafley sun siin.
Qeexid Xigta: Wax sun ku darid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-umay, -untay; -umi) Wax badan aayar wada socosho. ld sulsul, sunsun2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -keeyay, -keysay
Qeexid: Kali ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: susun aritmatig m.l (-sumo ..., m.l) (xis.) Sunsun faraqa u dhexeya tibix kasta iyo tan ka horreysa uu yahay madoorsoome. Faraqa madoorsoomaha ah waxaa lagu magacaabaa faraqa ay wadagaan. Jidka lagu helo tibixda n-aad ee sunsun aritmatig waa: an = a1 + (n l)d, taas oo a1 ay tahay tibixda kowaad ee sunsunta, d-na tahay faraqa.
Qeexid: susun joometeri m.l (xis.) Susun saamiga u dhexeeya tibix kasta iyo tan ka horreysa madoorsoomaha ah waxaa lagu magacaabaa saamiga ay wadaagaan. Dansaanka susun joometeri waa sidan: a, ar, ar2, a3, a4,..., an taas oo r ay tahay saamiga ay wadaagaan, a na tibixda koowaad.