Qeexid

"Magac iyo sharaf laga kasbado bulshada dhexdeeda."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sumcad oo kali ah:
  • "Warbaahinta caalamka waxay horay u baahiyeen aniga oo dhar u xiraya Brack Obama mar uu nagu soo booqday Wajeer, waxaana la igu sawiray anigoo dharka u xiraya, taasoo la doonayay in lagu dilo sumcadiisa" ayuu yiri Dukow.
  • "Magaca Ahlusuna waa mid uu Alle noo dooray, xitaa haddii aan dowlada ku biirno lagama yaabo inaan ka tagno, waayo waa magac ku xiran sharafta iyo sumcada ururka" ayuu yiri C/llaahi Abu-Yusuf.