Qeexid

"Wax la sumeeyey ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sumaysan oo kali ah:
  • Ka maarma deeqda sumaysan ee reer galbeedka sheegaan inay idiin fidinayaan waa dabin gumaysi.
  • Maxaabiis ku sumootey Somaliland Hal qof ayaa ku geeriyooday sagaal kalena waxa soo gaadhay waxyeelo kadib markii ay cuneen raashin sumaysan oo loogu dhex keenay xabsiga Magaalada Gabiley.