Qeexid

"(-llo, m.dh) Wan qoor ah oo idaha loo hayo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sumal oo kali ah:
  • Dacawada sida lagu yaqaan waa duur joog xeelad badan oo dilaa ah, lagama soo gaadho wixii ay ka itaal roon tahay ee cadkeeda ku yaal, siiba waxay si gaar ah u jeceshahay baraarka iyo sumalka uu subagu da’ayo.
  • Sidoo kale Idaha marka sumalka loo xulayo waxay dadka xooladhaqatada ahi idaha afka cad ama carrabka cad waa nugu oo sumalka lagama xulo, laakiin laxda carrabka madow ayey inta badan sumalka ka xulaan ama ka reebaan.