Qeexid

"Heshiis."

Qeexid Xigta

S. ah: dul siman oo aan xanaf lahayn. 2. S. ah: caano dhay ah oo qabow; galax.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sulux oo kali ah:
  • - Waxay issimada u gelayaan dhibaatadaas qaab dhaqan oo sulux ah oo loogu kala qaadayo wixii dhib ahaa oo soo kala gaareay beelaha si ay dabadeed nabad waarta ugu wada noolaadaan.
  • . In ay Beelnimo ula xaajooto, kuna dhammayso wixii ay tabanayaan si suluxa oo aan ahayn Qaranimada Somaliland oo ay horsed ka ahaayeen ku dhawaaqistii gooni isu taaga Jamhuuriyadda oo aan lahayn gorgortan in ay gasho.