Qeexid

"S. ah: wax aan xanaf lahayn."

Qeexid Kale

(-byo, m.dh) Xabbadda marka laga saaro gumaca iyo baaruudda.

Qeexid Xigta

(- byo, m.dh) Dhagax adag oo aan meel la qabsado lahayn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sulub oo kali ah:
  • Ugu danbayntii, Xildhibaan Faarax Sulub waxuu gardarro cad oo laysaga danbeeyo ku sheegay faragalinta siyaasadeed ee Maamulka Somaliland ka wadaan Gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn (SSC) isagoo ugu baaqay bulshada Goboladaasi ku nool midnimo iyo wada shaqan.
  • Mujaahid Sulub Cali iyo Mujaahid Yuusuf Maxamed kuwaas oo lagu eedeeyay inay ka dambeeyeen dilkii Col: Axmed Aadan oo ahaa taliyihii ciidanka nabad sugida gobolka waqooyi galbeed.