Qeexid

"(-nno, m.dh) Nin dhaxaltooyo ahaan dawlad ama qolo madax ugu ah, oo aan la dooran; boqor."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga suldaan oo kali ah:
  • Xaflada dhagax dhigaan ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb galey Suldaan Siciid Maxamad Garase iyo waxgarad kale oo ka tirsan gobolka Nugaal.
  • Waxa muuqata in xataa, suldaano ay arrintan si dhinac ah uga hadleen.