Qeexid
ld shukul1.
ld shukul1.
magac / noun
Lab / masculine
f.g1
Labdhedig: -ulay, -ushay
Qeexid: ld shukul2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -ushay, -ulatay
Qeexid: Wax sukuliye ku tumasho.
Qeexid Xigta: Badar si isha looga bixiyo aayar u tumasho.
Qeexid Kale: Digir duban qob ka qaadasho. ld shukulo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld shukulid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Wax sukul lagu sameeyay ahaansho (badar). ld shukulan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-yayaal, m.l/dh) Tib weyn oo badarka lagu sukulo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg sukulan. ld shukul-naan, shukulnaansho, sukulnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg sukulo. ld shukulasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ulay, -uushay
Qeexid: Wax sukuliye ku tumid.
Qeexid Xigta: Badar si isha looga bixiyo aayar tumid.
Qeexid Kale: Digir duban qob ka qaadid. ld sukul2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) Tumidda badar kal iyo mooye lagu tumo si isha looga bixiyo. ld sukul1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -uulay, -uushay
Qeexid: Wax dhammaasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Wax aan wax kale wehelin oo keligood ah.
Qeexid Xigta: Warqad turub oo nooceeda keligeed laga hayo. ld soke2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-lal, m.l) Farta weyn ee sacabka ama cagta ku taal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: /dh ld sukulnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) Gacanta, meesha cududda iyo dhudhunku iska galaan docda dibadda xigta oo dhuuban marka gacantu laabantahay. ld xusul.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld sufur
Qeexid Xigta: Habaas yar oo dabayshu kiciso. 2. Meel abaar ah.
Qeexid Kale: Hoog; belo. ld sufuul, suluf.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh.kh S. ah: midab aad u madow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -keeyay, -keysay
Qeexid: Kali ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -ulay, -ushay
Qeexid: ld sunsun.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Habaas; firo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Daruur madow oo meel fog ka da'aysa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]