Qeexid

"Wax aan wax kale wehelin oo keligood ah."

Qeexid Xigta

Warqad turub oo nooceeda keligeed laga hayo. ld soke2.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga suke oo kali ah:
  • Xubin qoys oo joogta dal debedda ah waxey codsan kartaa isukeenid qoys oo ah iney u timaado xubin ama xunbo qoys oo Norwey deggan.
  • Dadka loo keeney qaxootiga si isukeenid qoys ah, waxa marar dhif ah la siiyaa barmaamijka hordhaca.