Qeexid

"(-do, m.l) Weji dhul dhigidda la sameeyo iyadoo Ilaah la caabudayo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sujuud oo kali ah:
  • Sujuuda wejiga Nebi Muxamed waxay ahayd mid fidsan oo balaadhan, xiribyaha ka sareeya indhahana waxay ahaayeen kuwo qaro leh laakiin aan is-qabsanaynin oo farqi u dhexeeyo.
  • - At-taxiyaadkana waa waajib oo haddii uu hilmaamo wuxuu sujuudayaa labada sujuud ee hilmaamka.