Qeexid
sugukuun fk. Wax tiradoodu aad u yartahay ama dhiciddoodu adagtahay; wax lagu diimo; dhif.
sugukuun fk. Wax tiradoodu aad u yartahay ama dhiciddoodu adagtahay; wax lagu diimo; dhif.
m.l
Qeexid: Daliig maqaar ama wax kale ka samaysanoo dhexda lagu xirto si uu dharka u celiyo.
Qeexid Xigta: Siddada alaabta qaarkeed sida dhiilaha, satiyada iwm lagu qaado.
Qeexid Kale: Celiye idiin ah oo gadaal iyo horay kabaha ka haya si aysan u siiban.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (-uumay, -uuntay; -uumi) Wax meel yaal ka qaadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Ur udgoon.
Qeexid Xigta: Daal iyo jiirago' safar dheer laga muto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh.kh S. ah: midab aad u madow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh.w
Qeexid: eeg saxan1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
w (wadar) - wadar (plural) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: saakuun fk. Maalinta saaddambe xigta.
m.dh
Qeexid: Maaddo haddii ay jirka nafleyda gasho ama oogada gaarto loo dhinto ama lala bukoon karo; waabaayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Wax xaqiiqdooda helid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Yaraan; guridambays; cirrannuug.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Wax imaatinkooda dhawrid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]